Dil Aashna Hai (transl. Qalbiga ayaa runta yaqaana) waa filim hindi ah oo romance jacayl ah oo ku baxay 1992-kii waxaana soo saartay oo ay director ka ahayd Hema Malini iyada oo hoos timaada calanka H. M. Creations.[2] Waxaa doorar muhiim ah ku leh Divya Bharti, Shah Rukh Khan, Jeetendra, Mithun Chakraborty, Dimple Kapadia, Amrita Singh iyo Sonu Walia.[3] Muusiga waxaa sameeyay Anand–Milind.[4] Kani wuxuu ahaa filimki ugu horeyay ee Shahrukh Khan saxiixo sanadii 1991.
-
01
-
02
-
03

hindi af somali Dil Aashna hai
hindi af somali Dil Aashna hai