Hum Saath Saath Hain {Waan isla joognaa} waa filim hindi oo qoys ku baxa waxuu soobaxay 1999-kii waxaana qoray oo director ka ahaa Sooraj R. Barjatya, waxaa soo saaray oo qaybiyay Rajshri Productions. Waxaa filimkan Mohnish Bahl ka soo wada muuqanaya oo wada jilay, Tabu, Salman Khan, Sonali Bendre, Saif Ali Khan iyo Karisma Kapoor oo ay wehliyaan taageereyaasha Alok Nath, Reema Lagoo, Shakti Kapoor, Neelam Kothari iyo Mahesh Thakur. Sheekadu waxay udub dhexaad u tahay qoyska wadaaga qiimihiisa iyo wada jirkooda, kuwaas oo kala baxa isfaham la'aan ka dib
-
Player 1
-
Player 2
-
Player 3

hindi af somali hum saath saath hain
hindi af somali hum saath saath hain