Haan Maine Bhi Pyaar Kiya (Haa, sidoo kale waan jeclaaday) waa filim hindi ah oo soo baxay sanadkii 2002-dii waana filim jaceyl ah, waxaana director ka ahaa Dharmesh Darshan. Filimkan waxaa jilaya Karisma Kapoor, Abhishek Bachchan iyo Akshay Kumar. Waa dib u habeyn aan rasmi ahayn oo lagu sameeyay filimka Malayalam Chanchattam (1991). Muusiga filimka waxaa sameeyay labada Aktar ee Nadeem-Shravan.
-
Player 1
-
Player 2
-
Player 3
Haan Maine Bhi Pyaar Kiya Af Somali
Haan Maine Bhi Pyaar Kiya Af Somali