Bheemla Nayak waa filim Action Ah oo Telugu ah 2022 Hindi ah waxaana Director ka ah Saagar K Chandra waxaana soo saare ka ah Sithara Entertainments oo ay shaashada ka tahay Trivikram Srinivas. Dib u habeyn lagu sameeyay filimka Malayalam ee 2020 Ayyappanum Koshiyum, waxaa wax ka jilaya Pawan Kalyan, Rana Daggubati, Nithya Menen iyo Samyuktha Menon
-
Player 1
-
Player 2
-
Player 3
hindi af somali Bheemka nayak
hindi af somali Bheemka nayak